Boqorka Cuudka Soomaaliya oo u geeriyooday Xanuunka Caronavirus

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ku geeriyooday Al Fananaan muusikiiste Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudaydi) oo maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanaa. Xudeydi oo ahaa  rug caddaa dhinaca fanka iyo muusigga ah ayaa u geeriyooday caabuqa Caronavirus oo ku dhacay, waxaana maalmihii lasoo dhaafay xaaladiisa lagula tacaalayay isbitaal kuyaala magaalada London. Axmed Ismaaciil … Continue reading Boqorka Cuudka Soomaaliya oo u geeriyooday Xanuunka Caronavirus